iyada oo waayadaan wadamada Khaliijka Siyaasadoodu ay Sii Xumaanayso ayna Wadamada Qaar ay Qadar Xirirka u Jareen ayaa Waxaa Arintaas Siyaabo Kala DuwanUga Hadlay SIyaasiyin Soomaliyeed oo aqoon u leh siyaasada Carabta.
Prof. Maxamed Cumar Dhalxa Wuxuu ka Mid yahay Xubanhaa Aqalka Hoose ee Baarlamka Dawlada Fedralka Wuxuuna u Qaabilsan yahay Dhinaca Wadamada Carabta Wuxuu Radio Daljir uga Waramay Waxyaabah ay Salka ku Hayso Xiisada Khaliijka ee Wadanka Khadar Xirrika Diblimaasi Loogu jaray iyo Mowqafka ay Daw;lada Fedralku ay arintaan ka Qaadatay Isagoo Amaanay Xukuumada SIda dhex dhexaadnimada ah ee ay arintaas u Wajahday .
Cabdi Xakiin Xusein Xasan, Daljir Garoowe, ayuu u waramay.
Dhegayso
COMMENTS