Waraysi: wax so saarka Beeraha Roox ee gobolka Mudug (dhegayso+Sawiro)

Waraysi: wax so saarka Beeraha Roox ee gobolka Mudug (dhegayso+Sawiro)

Maalinimadii shalay oo ay ku beegneed 27ka bishan Sereenber waxa ay kum beegneed maalinta uu aduunka u asteeyay dalxiisaka caalamiga ah.

hadaba Soomaaliya yaa tan iyo markii ay dowladdii dhexe ee ay bur burtay wax yaabihii uu bur burku saameeyay waxaa ka mid ah goobihii dalxiiska ee hodanka ku ahaa wax soo saarka dalkeena.

Guddoomiyihii hore ee gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Jaamac (Tigey) oo ay waheliyaan qaar kamid ah dhalinyarada gobolka Mudug yaa waxa ay booqasho ku tageen beeraha Roox oo ay ka baxaan dalagyo kala duwan oo oo kamid yahay Cambaha oo Pun tland koonfurta uga iman jiray.

wariye Hodan Sulub ayuu uwaramay wax yaabihii ay ku soo arkeen.

Sawiro.




FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com