Warbixin: Goobaha Waxbarashadda Qardho iyo Wariye Fantastic (dhegayso)

Warbixin: Goobaha Waxbarashadda Qardho iyo Wariye Fantastic (dhegayso)

Goobaha waxbarasho ee diiniga lagu barto ayaa kusoo badanaya magaaladda Qardho ee Xarunta gobalka Karkaar,taas oo dhalinyaro kala duwan ay wax ka bartaan.

Madarasada khulafaau rashidiin oo kutaal Qardho waxaa saaka Booqday Wariye Maxamuud Fantastic Warbxintan ayuu kaso diray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com