Warbixin-Kalfadhigii 21aad ee golaha deegaanka Garoowe oo lasoo xiray.

Garoowe, Dec 01 2016-Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa waxaa galabta lagu soo gaba-gabeeyey kalfadhigii 21aad ee golaha deegaanka degmada Galkacyo.

Mudadii uu kalfadhigu socdey ayaa waxaa looga hadlay arrimaha ammaanka, bilicda, horumarka guud iyo shaqooyin kale oo la xiriira waxqabadka golaha deegaanka degmada Garoowe.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com