Bishaan 5aad ee aynu kujirno 11-keeda ayaa waxaa magaalada London ka furmaya shirka looga hadlayo arrimaha Soomaalida, waxaana shirkaasi soo qaban qaabisay dowladda Ingiriiska waxaana ka qaybgalaya madaxda dowlada fadaraalka soomaaliya iyo maamul goboleedyada dalka.
Hadaba maxaa loogahadlayaa shirkaasi ? Waxaa warbixintan inooga diyaariyay wariye xasan heykal oo kusugan xarunta daljir bosaaso.
DHEGAYSO
COMMENTS
waa shir u horseedi kara dalka hor mar
waxaana ka rajeynynaa ififalo wngsn
Shirka London ee Somalida waxa uga fiican inay iyagu dalkooda kuwada hadlaan kuna heshiiyaan hadii kle waxba maso kurdhinaayo