Warbixin : Maalinta Ciidanka Booliska Somaliyeed (dhegayso)

Warbixin : Maalinta Ciidanka Booliska Somaliyeed (dhegayso)

Dugsiga Tababarka Ciidanka Booliska Soomaaliya ee Gen. Kaahiye ayaa maanta lagu qabtay munaasabad lagu xusayay sanad guuradii 74-aad ee ka soo wareegatay Aas-aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed waqtigaas oo ku beegan sanadkii 1943-dii ka hor Xuriyadii Soomaaliya.

Hadaba Warbixin ka hadlaysa Taarikhda Ciidanka Booliska waxaa Boosaaso kasoo jeedinaya Wariye Xasan Heykal

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com