Xarunta wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa maanta waxaa lagu qabtay munaasabad lagu soo bandhigayey natiijada imtixaankii kama dambaysta ahaa ee fasalka 12aad ama form fourka ee dugsiyada sare ee Puntland.
Munaasabadda ayaa waxaa goob joog ka ahaa wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare, agaasimaha guud ee wasaaradda, agaasimaha waaxda imtixaanaadka, maamulayaal, macalimiin iyo marti sharaf kale.
WARBIXIN-AXMED SHEEKEEYE
COMMENTS