Madaxweyne Kuxigeenka Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha ayaa boqollaal dadweyne ah kula tukaday garoonka ciyaaraha ee Mire Awaare, Garoowe.
Madaxda Dowladda Puntland ayaa khudbado kala duwan shacabka u jeediyey. Warbxinta soo socota waxaa inoo diyaarshay CabdiXakin XuseenXasan, Daljir Garoowe.
COMMENTS