Warbixinta Tartan & Tacliin: Cabdirashiid Cali Sharmarke Gaalkacyo fkf Dalmar Sare iyo Xaaji Cabdilaahi Balidhidhin iyo Midigale Sacandery

Warbixinta Tartan & Tacliin: Cabdirashiid Cali Sharmarke  Gaalkacyo  fkf Dalmar Sare iyo Xaaji Cabdilaahi  Balidhidhin  iyo Midigale Sacandery

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo galay sanadkii 14aadhabeenkii 1aad Wareegga 1-aad waxaa qaybtii hore indhaha isa saaray Cabdirashiid Cali Sharmarke Gaalkacyo iyo Dalmar Secondary Baraagaha qol Haylaan.
Wareegga labaad ee T&T waxaa hadana foodda isdaray dugsiyada sare ee kala ah Muntada Qardho iyo Muntada Burtinle.

Habeen dambe waxaa qaybta hore ku tartami doona dugsiyada kala ah Xaaji Cabdilaahi Balidhidhin ee magaalada Balidhidhin iyo Midigale Sacandery Shool, halka qaybta labaadna ay ku tartami doonaan Samatar baxnaan Buuhoodle iyo Baargaal Secondery School.

Barnaamijka Tartan & Tacliin waxaa suurtagaliyey Golis Telecom, Shirkadda AsalJet, Daladda Waxbarasha PEN iyo Wasaarada Waxbarashada ee Puntland iyo Idaacada Daljir.

Warbixinta waxaa soo jeedinaya wariye Xasan Heykal.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com