Warbixinta Tartan & Tacliin: Daawad Sare fkf Axmed Ganey iyo Muntada Qardho fkf Jariiban Sare

Warbixinta Tartan & Tacliin: Daawad Sare fkf Axmed Ganey iyo Muntada Qardho fkf Jariiban Sare

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo galay wareegii 2-aad waxaa xalay qaybtii hore ku tartamay labada dugsi sare ee kala ah Daawad iyo Axmed Ganey. Qaytii 2-aad ee Tartan & Tacliin waxaa ku hardamay Muntada Qardho iyo Jariban Secondary.

Dugsiyada soobaxa ayaa Caawa waxa ay ugudbayaan wareega 3-aad ee Barnaamijka Tartan & Tacliin waxaana haray dugsigii laga badiyo .

Barnaamijka Tartan & Tacliin waxaa suurtagaliyey Golis Telecom, Shirkadda Towfiiq, Daladda Waxbarasha PEN iyo Wasaarada Waxbarashada ee Puntland iyo Idaacada Daljir.

Warbixinta waxaa inoo haya Xasan Heykal.

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com