Warbixinta Tartan & Tacliin: Galdogob Sare fkf Mubaarak Dhahar

Warbixinta Tartan & Tacliin: Galdogob Sare fkf Mubaarak Dhahar

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo galay  wareegii 3-aad  habeenkii ugu danbeeyay ayaa  waxaa xalay qaybtii hore ku tartamay Eyl Secondary  iyo Cabdullaahi Ibraahin Ufayn.

Qaytii 2-aad ee Tartan & Tacliin  waxaana asna foodda isdaray dugsiyada sare ee kala ah  Galdogob Sare iyo Mubaarak Dhahar.

Labada dugsi sare ee soo baxay caawa ayaa  ugudbay wareegga 4-aad ee barnaamijka Tartan & Tacliin.

Barnaamijka Tartan & Tacliin waxaa suurtagaliyey Golis Telecom,  Shirkadda Towfiiq, Dalladda Waxbarasha PEN, Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland iyo Idaacada Daljir.

Warbixinta waxaa inoo haya Xasan Heykal.

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com