Galkacyo, Sept 06 – Wareegto maanta ka soo baxday xafiiska M/weyne ku xigeenka Puntland ayaa lagu wargeliyey maamulka gobolka, kan Galkacyo, iyo taliska ciidanka bilayska in ay hakiyaan bannaynta 2 xarumood ee hore amar loogu siiyey in ay baneyaan.
Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir. http://daljir.com/
COMMENTS