Magaalada Garoowe waxaa wali ku xiran wariye Cumar Saciid Maxamed (Cumar Dheere) oo kamid ah bahda saxaafadda Puntland. Cumar Dheere ayaa maalintii afraad ku xiran saldhiga kontoroolka konfureed ee Garoowe.
Axmed sheekeye ayaa faahfaahinta iyo warbixinta inoo haya.
Dhegayso
Audio PlayerWarbixinta Tallman ee xarigga Cumar Dheere, 7 Agoosto ’17
Audio Player
COMMENTS