Ururka Saxaafiyiinta Puntland ee MAP ayaa shir jaraa’id oo ay maanata ku qabteen magaalada Garoowe waxa ay si kulul u cambaareeyeen xarigga wariye Cumar Saciid Maxamed Cumar Dheere oo ka tirsan wariyeyaasha ka hawlgala deeganada Pl una shaqaynayey mareegta la yiraahdo HorseedMedia.
Cumar Dheere ayaa caawa habeenkii labaad ku xiran xabsi duleeda magaalada Garoowe.
Maxaa Cumar Dheere loo xiray? Yuu xiranyahay? Muxuu se Madaxweyne Gaas ka yiri xorriyadda saxaafadda waagiisii loollanka Madaxweynenimo?
Hoos kaga bogo, waxaana noo faahfaahinaya wariye Tallman.
COMMENTS