Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland waxaa lagu soo gabagabeyeey shirka Iskaashiga dowladdaha xubnaha ka ah Dowladda federaalka ee Puntland, Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle.
COMMENTS