Wasaaaradda Gadiidka Khaatumo oo ku dhawaan shaacin doonta Arin ay ku farxaan gadiidlayda

Wasaaaradda Gadiidka Khaatumo oo ku dhawaan shaacin doonta Arin ay ku farxaan gadiidlayda

Agaasimaha Waaxda Gaadiidka ee Wasaaradda howlaha guud ee Maamulka SSC-Khaatumo Kamaal Xasan Axmed ayaa sheegay in la hirgelin doono dhawaan tallaabooyin muhiim ah oo lagu horumarinayo sharciyada gaadiidka iyo adeegyo cusub oo ay shacabku ku farxi doonaan.

Agaasimaha ayaa xusay in dhowaan la filayo in shuruucda iyo habsami u socodka gaadiidka ay ka qeybqaadan doonto kor u qaadidda amniga iyo isku xirka bulshada ssc-khaatumo.

Maxamed koronto
Xafiiska Daljir laascaanood ssc-khaatumo

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com