Wasaarada caafimaadka ee Puntland ayaa wada dadalo ku aadan horumarta caafimaadka kahortaga xanuunada dilaaca iyo daryeelka hooyada iyo dhalaanka
Wasaarada ayaa Garoowe kulamo kulamo quseeya arimaha caafimaadka kula yeelatay Hay,adaha caalamiga ah ee qaabilsan arimaha caafimaad.
Hadaba D,r faarax maxamed Warsame waa wasiir kuxigeenka wasaarada caafimaadka ee Puntland Wariye Maxamuud Cabdi ibraahin ayuu ugawaramay kulamadaasi iyo waxa looga hadlay .
dhegayso
COMMENTS