Deeqdan ay maanta wasaarada haweenk Puntland ay gaarsiisay degmada Jariiban ayaa isuugu jirta Dhar,Saliid,Bariis,Timir waxaan loogu talagalay haweenka danyarta ah ee kunool degmada Jariiban.
warbixintan waxaa soo jeedinaya wariyaha Daljir ee Jariiban Cabdikhayr Maxamed Jaama.
FAALLOOYIN & FALCELIN
WAZAARADDA NAASLEYDA……MACNAHA HAWEENKA XAQIIQDII WAA WAZAARADAHA KA TILMAAMIN PL XAGA WAXQABADKA.LKN WAXAAN NACAA MARKAY RAADIYAAN WAXAYSAN XAQ U LAHAYN,SIDA MADAXWEYNANIMO IWM.RAGU UMA DIIDIN EE ILAAHAY BAA U DIIDEY,DUNIDUNA QOLO KASTAABA DHAQANKEEDA & DIINTEEDA BAY ILAASHATAA!!!!.
LKN DUMARKA SOMALIYED WAA KUWII LAGU SOO BADBAADAY!!!!.THANK YOU…..for WOMEN’s.
HOOYO WAA UUN HOOYO OO WAY KA NAXARIIS BADAN TAHAY RAGGA!!!.