Wasiirka wasaarada kaluumaysiga iyo kheyraadka badda Puntland Faarax Cawaash ayaa ka digay in agab kaluumaysi oo dan guud loogu talagalay looga faa iidayso dano gaar ah.
waxa uu sheegay wasiirka in aysan arintaasi sii socon karin, talaabo sharci ahna laga qaadi doono dadka hantida dowladda danaha gaarka ah u adeegsanaya.
Dhegayso.
COMMENTS