Wasaarada kaluumaysiga Puntland oo digniin ka soo saartay Duufaanta Kayaar (daawo)

Wasaarada kaluumaysiga Puntland oo digniin ka soo saartay Duufaanta Kayaar (daawo)

Wasiirka wasaarada kaluumaysiga iyo kheyraadka badda Puntland Faarax Cawaash ayaa kaluumaysata iyo ganacsatada waxa uu uga digay in ay ka fogaadaan xeebaha,maadaama ay ku soo wajahantahay Puntland Duufaanta Kayaar.

waxa uu soo bandhigay wasiirka sawiro muujinaya biyaha Badda oo soo galay xaafadaha udhow magaalada Bosaaso.

Halkan hoose ka daawo.

 

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com