iyaadoo dhawaan wasaarada maaliyada ee dowladda fadaraalka Soomaaliya ay ka codsatay in maamul goboleedyada dalka ay ka codsatay in ay soo dhameystiraan xisaab celinta lacagihii horay loogu diray ee ka mid ahaa taageerada ay dowladdu siiso maamul goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka, ayaa maamulka Puntland waxa uu noqday maamulkii ugu horeyay ee xisaab celintaasi sameeya ,oo ka jawaabay codsigii dowladda.
Wasiirka waasaarada maamiyada dowladda Puntland Cabdullaahi Siciid Carshe ayaa waxa uu soo bandhigay maanta lacagihii ka soo gaaray Dowlada Federalka sanadkii 2017 illaa iyo 2018ka.
Halkan ka Akhriso.
COMMENTS