Magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland waxaa maanta ka furmay kulan looga hadlayey wada shaqaynta wasaaradda qorshaynta iyo Hay’adaha caalamiga ah.
Kulanka ayaa waxaa ka soo qaybgalay ilaa iyo 17 Ha,adood oo Puntland ka howlgala.
Wariyaha Daljir ee Garoowe Khadar Cawl Ismaaciil ayaa munaasibadaasi ka qaybgalay oo warbixintan ka diyaariyay.
Dhegayso.
COMMENTS