Wasaarada warfaafinta ee Puntland oo martigalinaysa xuska maalinta warbaahinta Somaliya ee Janaayo 21.

Garowe, Jan 16 – Ku xigeenka wasiirka warfaafinta ee Puntland C/llahi Maxamed Aswad oo ka hadlay u diyaargarowga martigelinta xuska maalinta warbaahinta Somaliya ayaa sheegay in ay qabanqaabada munaasabada iska kaashanayaan wasaarada warfaafinta, hay’ada MAP iyo warbaahinta Puntland qaybaheeda kala duwan.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir. http://daljir.com/

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com