Xafiiska Hanti-dhowrka guud ee Maamulka Jubbaland ayaa ku wargeliyey dhammaan Wasaaradaha, Wakaaladaha iyo hay’adaha dowliga ah ee Jubbaland in aysan geli karin wax heshiis ah oo uu ka warqabin Xafiiska Hanti-dhowrka guud.
Qoraal kasoo baxay Xafiiska Hanti-dhowrka guud ee Maamulka Jubbaland ayaa lagu xusay in heshiisyada la galayo ay ahaadaan kuwo waaqsan Dastuurka Jubbaland.
COMMENTS