War Saxaafadeed caawa (4 Akt 2018) ka soo baxay Wasaaradda Amniga Gudaha DFS ayaa lagu shaaciyey in Mukhtaar Roobow magaciisa al-Shabaabna yahay Abu-Mansuur ay weli saarantahay cunaqabateyn caalam, uusanna weli fulin dhammaan shuruudihii laga rabay si looga wada qaado cunaqabateynta.
Sidaas darteed Wasaaradda Amniga DFS waxa ay fartay Wasaaradda Amniga Dowladda Koonfur Galbeed in Mukhtaar Roobow (Abu-Mansuur) uu ka reebbanyahay in uu isku sharraxo madaxtinimada Dowladda Koonfur Galbeed.
HALKAN RIIX War Saxaafadeedka Wasaaradda Amniga DFS.
Diiwaanka wararka
Radio Daljir
COMMENTS