Wasaaradda Amniga Soomaaliya oo Awaamiir Culus ku Dhawaaqday

Wasaaradda Amniga Soomaaliya oo Awaamiir Culus ku Dhawaaqday

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay awaamiir cusub oo ku aadan amniga, iyadoo fartay Shirkadaha gaarka loo leeyahay inay soo diiwaan geliyaan Ilaaladooda, Amarkan oo uu soo saaray Wasiirka Amniga Gudaha Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa waxaa loogu baaqay shirkadaha gaarka loo leeyahay in muddo 30 cisho gudahood ku soo diiwaan geliyaan Ilaaladooda.

AKHRISO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com