Dawladda Puntland oo kaashaneyso Hay’adaha ka hawlgala Puntland ayaa dhawaantaanba waday dib-u-celinta dadkii abaarta SIMA ee u hayaamay bariga Puntland. Dawladda aya guddi heer wasiir ah u saartay dib-u-celintooda.
Hadab waxaa Guddiga kamid ahaa Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland Cabdulaahi Xaashi Qoobdeero, wuxuna Radio Daljir uga waramay halka ay marinayaan hawlihii loo igmaday.
Hoos ka dhegayso
Audio Player
COMMENTS