Wasaaradaha arimaha gudaha Puntland iyo Ururadda Bulshada Rayidka ah ayaa soo bandhigay Daraasad ku saabsan kala xadaynta Suudimaha degmooyinka Puntland,waxaana kulana ka qayb galay wasiir ku xigeenka wasaaradda Arrimaha Gudaha Qoobdeero iyo masuuliyin kale.
Sido kale PUNSA ayaa soo saartay Bayaan ku saabsan kala xadaynta xuduudaha degmooyinka iyo gobaladda Puntland
Warbixintan Waxaa Garowe kaso jeedinaysa Wariye Xaawo Axmed Maxamed
COMMENTS