Wasaaradda Cadaaladda Puntland oo fariin u dirtay Dowladda Federaalka (dhegayso)

Wasaaradda Cadaaladda Puntland oo fariin u dirtay Dowladda Federaalka (dhegayso)

Wasiirka Cadaalada iyo arimaha diinta Puntland Cawil Shiikh Xaamud ugu baaqay dowladda federalka soomaaliya inay ku wareejiyo Tirada Xujayda Somaalida uga soo aaday midda guud ee soomaliya loogu talagay oo ah 11,500 qof.

Wasiirka ayaa sidookale ka hadlay in aysan weli hirgelin loona baahanyahay in la hirgeliyo Go’amadii horay looga soo saaray si loo qafiifiyo lacagaha xoggan ee laga qaado Xujayda dadkana aysan awoodin.

Wasiirka Cadaalada iyo arimaha diinta Puntland ayaa In Puntland ay iska xilsaari doonto sannadkan wixii ka biloiwda sidii ay u ogaan lahayd Xaaladda xujaydeeda inay helaan nolol wanaagsan inta ay ku guda jiraan gudasha acmasha xajka madaama ay sannad kasta la kulmaan dhibatooyin Nolal xumo, degaan la’aan iyo iyagoo dhibatooyin badan la kulma sannad kasta.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com