Wasaaradda gaashaandhigga ee dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay waddo qorshe ay kula wareegayso deegaamada ay maamulaan ururka Al-shabaab.
Wasiir kuxigeenka gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya Cabdulaahi Rooble oo socdaalo ku maray deegaano ka mid ah Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay inay qiimeeyn ku sameeyeen sidii ay ugu howlgali lahaayeen deegaamada ka maqan gacanta dowladda ee goboladaasi.
Hoos kadhegayso
COMMENTS