Wasaaradda Gaashaandhigga Xukumadda Soomaaliya oo sheegtay in la dilay saraakil katirsan Alshabaab

Wasaaradda Gaashaandhigga Xukumadda Soomaaliya oo sheegtay in la dilay saraakil katirsan Alshabaab

Wasaaradda Gaashaandhigga Xukumadda Soomaaliya oo sheegtay in Howlgalkii Ceel-qorax lagu dilay 30 Alshabaab ah oo ay laba horjooge oo sare ku jiraan.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com