Wasaaradda Gargaarka iyo Maareeynta Musiibooyinka oo gargaar raashina udirtay magaaladda Buula-burde ee gobolka Hiiraan.

Wasaaradda Gargaarka iyo Maareeynta Musiibooyinka oo gargaar raashina  udirtay magaaladda Buula-burde ee gobolka Hiiraan.

Diyaarad sida gargaarkaan ayaa saakay ka duushay garoonka diyaaradaha ee magaaladda Muqdisho, ayada oo ay goob joog ka ahaayeen xildhibaano ka tirsan golaha shacabka ee deegaan doorashoodu tahay gobolka Hiiraan oo uu ka mid yahay, wasiirkii hore ee amniga xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed, Xildhibaan

Maxamed Cabduqaadir iyo xildhibaan Cabdinaasir Shirwac.
Wasiirka gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka XFS Khadiija Maxamed Diiriye ayaa sheegtay in gargaarkaan loogu talagalay dadka ay saameeyeen abaaraha ka jira gobolka hiiraan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com