Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka DFS ayaa saxiixday heshiis ay Soomaaliya uga mid noqoneyso Wadamadda Afrika ee Awoodda u leh yareynta Khataraha Masiibooyinka.
Wasiir Khadiija Diiriye ”Waxaana xarunta Midoowga Afrika (AU) ee Addis-Ababa aan ku saxiixay heshiis ay Soomaaliya uga mid noqoneyso Wadamadda Afrika ee Awoodda u leh yareynta Khataraha Masiibooyinka (African Risk Capacity)”
Soomaaliya waa waddankii 35-aad ee qeyb ka noqda , waana dalkii u horeeyey ee sannadkaan 2021ka kusoo biiray (ARC).”
COMMENTS