Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Buurta Dowladda ee duleedka magaalada Garoowe ka daahfuray xarun cusub oo ay yeelan doonto wasaaradda haweenka iyo arrimaha qoyska Puntland kana kooban 22 xafiis.
WARBIXIN – CABDIXAKIIN XUSEEN XASAN
COMMENTS