Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Tababar u furtay shaqaalaheda (dhegayso)

Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Tababar u furtay shaqaalaheda (dhegayso)

Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa maanta Tababar socon doona muddo 8 Cisho ah ayaa loo qabtay shaqaalaha Wasaaradda Malaiyadda ee Gobaladda Puntland, Waxaana daah-furay Tababarka Wasiirka Maaliayadda Puntand dhaqaaje.

Maxamed Lakiman ayaa Garooe kaso diray Warbixintan

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com