Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada DFS oo fasaxday shaqaalaha Somaaliyeed

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada DFS oo fasaxday shaqaalaha Somaaliyeed

War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shaqaalaha u shaqeeya hay’adaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ay yihiin fasax maalmaha Ciidul Fidriga.

Qoraalkan ka soo baxay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, ayaa lagu wargaliyay Dhammaan Hay’addaha xukuumadda Federaalka Soomaaliyeed iyo hay’adaha Gaarka loo leyahay Shaqaalahooda in ay fasax yahaiin maalinta Ciidul Fidriga oo ku aaddan maalinta Khamiista ah 13/05/2021.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com