Wasaaradda Waxbarashada DFS oo Imtaxaankii Shaahadiga usoo xirtay dugsiyada Cabudwaaq (dhegayso)

Wasaaradda Waxbarashada DFS oo Imtaxaankii Shaahadiga usoo xirtay dugsiyada Cabudwaaq (dhegayso)

Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa maantay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga sare u soo xirtay In kabadan labo boqol oo ardey oo ka kala socdey Dugsiyada Sare ee magaalada Caabudwaaq.

Wariye Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa Warbixintan Cabudwaaq kaso diray

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com