Wasaaradda waxbarashada Puntland oo 30 Arday waxbaarsho dibadda ah u qaadaysa (Akhriso)

Wasaaradda waxbarashada Puntland oo 30  Arday waxbaarsho dibadda ah u qaadaysa (Akhriso)

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare (WWTS) ee Puntland ayaa shaacisay imtixaankii ay ka qaadday arday deeq waxbarasho oo heerka labaad ee jaamacadda ah oo loo dirayo dalka Ethiopia.

Hoos ka dalaco liiska 30 arday oo ku guulaystay Imtixaankii Deeqda Waxbarasho ee Dalka Ethopia.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com