Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta la filayaa inuu kulan ku yeesho magaalada Muqdisho, kaasi oo qaybka ah fadhiyadii baarlamaanka ee caadiga ahaa.
Kulanka ayaa la filayaa in baarlamaanka uu ku hortago wasiirka biyaha iyo khayraadka ee xukuumadda Soomaaliya Saalim Caliyow Ibrow.
Ajendaha Kulanka maanta ayaa noqon doona Akhrinta Koowaad Hindise Sharciyeedka Kheyraadka Biyaha.
COMMENTS