Wasiir Beyle oo hogaamiyeey Shir Muqdisho ka qabsoomay

Wasiir Beyle oo hogaamiyeey Shir Muqdisho ka qabsoomay

Wasiirka maaliyadda Soomaaliya, Dr; C/raxmaan Ducaale Beye, ayaa shir guddoomiyay kulanka Todobaadlaha ah ee kooxda la socodka deyn cafinta Soomaaliya SMP.

Wasiir Beyle iyo Guddiga ayaa waxay kulankooda kaga wada hadleen halka ay wax marayaan.

Sidoo kale waxay guddiga iyo wasiirku ka doodeen fulinta iyo dhameystirka shuruudaha ka dhiman cafinta deymaha lagu leeyay Soomaaliya.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dedaallo xooggan ugu jirta sidii deymaha lagu leeyay loogu cafin lahaa, iyadoo kasoo baxday shuruudo badan oo ku hor gudbanaa deyn cafinta.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com