Allaha Unaxariistee waxaa gelinkii dambe ee Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya lagu Aasy Wasiirkii Holwaha Guud iyo Dib u dhiska Xukuumadda Soomaaliya Cabaas C/laahi Sheekh Siraaji, oo xalay fiidkii Afaafka hore ee Madaxtooyada Soomaaliya ay ku dileen Askar ka tirsan Ciidanka Dowladda Federaalka, isaga oo wata Gaarigiisa.
COD+SAWIRRO
COMMENTS
naf waliba geerida u toosane allaha u raxmado iilkiyo qabrigana u balaadhiyo allow aamiin kuwii dilee dambiilayaasha ahaana sharcigu ma weyn doono guullow mahadaa
Ilaahay ha .u naxariisto cabaas .waanad mahadsantihiin radio daljir sidaad bulshada soomaaliyeed ugu shaqaysaan waligiin saas u shaqeeya good radio daljir
alla hownaxariisto wasiirka wana in cadalada la horgeeyaa cid falkaa ka damaysay