Wasiir Cadami: “Alshabaab in Meel looga soo wada Jeesto Diyaar baan u Nahay”

Wasiir Cadami: “Alshabaab in Meel looga soo wada Jeesto Diyaar baan u Nahay”

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliland Axmed Xaaji Cadami oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in soomaalilaan ay diyaar u tahay in meel looga soowada jeesto dagaalka Puntland ay kula jirto Alshabaab, wuxuuna intaas ku daray “Puntland haddii ay gurmad ka codsato soomaaliland diyaar baan u nahay.”

Warkaas waxaa inoo haya Xasan Heykal.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com