Arbaco, Abriil 08, 2015 (Daljir) — Wasiirka waxbarashada Puntland Cali Xaaji Warsame oo waraysi gaar ah siiyay idaacadda Daljir ayaa ka hadlay shirka loo balan-sanyahay ee lagu dhisayo maamulka gobollada Dhexe ee Soomaaliya ,iyadoo madaxweynaha Soomaaliya uu sheegay in gobolka Mudug uu ka tirsanaan doono maamulkan.
Wariye Jaamac ayaa waraystay wasiirka oo arintaas si caro leh uga jawaabay
Dhagayso
COMMENTS