Wasiirka Arimaha gudaha, Federalka & Dimuqraadiyanta Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa qaar kamid ah odayaasha gobolka Mudug ku eedeeyey inay hore xiriir ula lahaayeen kooxda Al-shabaab, Waraysi uu siinayey Daljir ayuu sheegay in odayaal dhowaan Dawlada eedeeyey qaarkood ahaayeen kuwo hore heshiis ula soo galay Al-shabaab.
Wariye Khadar Cawl ayuu u waramay
COMMENTS