Wasiir wasaarada arrimaha Gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa sheegay in Dad loo xirxiraya Qarxii lagu diley gudoomiyihii gobolka mudug.
sidoo kale wasiirka ayaa ka waramay Shir ay wadajir amniga galkacayo uga yeeshen Puntland iyo Galmudug
Hoos ka daawo.
COMMENTS
Ardeyda PUNTLAND waa in dalkooda ey difaacdaan loo qoraa caskar iyo difaaca dalkooda.
Caruurta reer Puntland waa in dalkooda la, jecleysiiya Lana baraa iney dhulkooda fashaan.
Reer Puntland baayacushtariinta ha maalgaliyeen shacbkooda
Reer Puntland qaxootiga Somalida kale uga yimaadey yeysan ogolaan.
Reer Puntland daljoogey caruur iyo ciroole dalkooda ha u noqdaan Loyal
Puntland uusan joogin qofaanan Puntland aheyn. Tora kooba dadka dalkan iska leh so ey u illashadaan.