Wasiirka maaliyadda dowladda Puntland Cabdulqaadir Siciid Carshe (Dhaqaaje) ayaa beeniyey warar sheegaya in dowladda Puntland diidey inay lacagta shillinka Soomaaliga ku qaaddo canshuurta, ayna waajib tahay qaadashadeedu.
DHEGAYSO
FAALLOOYIN & FALCELIN