Wasiir Fowsiya Abiikar Nuur: “Markale waxa aan soo jeedinay in xayiraadihii lasoo rogo si looga hortago faafidda heerkeedu si kordhayo ee hadda aan arkayno”

Wasiir Fowsiya Abiikar Nuur: “Markale waxa aan soo jeedinay in xayiraadihii lasoo rogo si looga hortago faafidda heerkeedu si kordhayo ee hadda aan arkayno”

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda xil-garsiinta Marwo Fowsiya Abiikar Nuur ayaa walaac xoogan ka muujisay kiisaska Cuudrka safmareenka ah ee Coronavirus oo dalka kusii kordhaya, kaas oo dad badan u dhinteen kuwo kalena ay karantiil ugu jiraan.

Wasiir Fowsiya oo qoraal soo dhigtay Barteeda twitter-ka ayaa sheegay in sanadkii hore xakameynta Cudurka COVID-19 qayb wayn ka qaatay xayiraado laguso rogay guud ahaan wadanka, waxaana ay dalbatay in dalka markale xayiraad lagu soo rogo.

“Xakamaynta faafidda cudurka COVID19 ee sanadki tagay waxa qayb wayn ka qaatay xayiraado laguso rogay guud ahaan wadanka. Markale waxa aan soo jeedinay in xayiraadihi lasoo rogo si looga hortago faafidda heerkeedu si kordhayo ee hadda aan arkayno.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com