Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya, Cabdi Faarax Siciid Juxa, ayaa maanta safar shaqo ku yimid Bossaso. Wasiirka ayaa muhiimadda safarkiisa ku sheegay in uu yahay mid gogolxaar u ah safar Madaxweyne Farmaajo ku imaanayo Puntland.
Hoos ka dhegayso
Wasiir Juxa
Audio PlayerWasiir Siciid Maxamed Raage
Audio PlayerGuddoomiye Dhedo
Audio Player
COMMENTS