Wasiir kuxigeenka wasaarada Arimaha Gudaha iyo dowladaha hoose ee Puntland C/laahi Xaashi qoob deero oo maanta waraysi gaar ah siiyay Radio daljir ayaa waxa uu ka warbixiyay kulamo uu kula qaatay Magaalada Gaalkacyo Ha,adaha Caalamiga ah ee deeq bixiya yaasha ah , Waxa uu sheegay in ay u kuur galeen Xaalada dadka Barakacayaasha ah iyagoo balan qaadaya Hay,adihii ay la kumeen in sida ugu dhaqsiyaha badan dadkaasi loogu samayn doono waxyaabaha nolosha Aasaasiga u ah sida ,Biyaha, Caafimaadka, waxbarashada, iyo korontada.
Dhanka kale Wasiirka ayaa waxa uu ka hadlay Amaanka Caasimada Garoowe iyadoo Puntland la filayo Iin 2019 ay ka dhacdo doorashadii Madaxtinimo.
COMMENTS