Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Khayaradka Badda Puntland Cabdiraxmaan salaad oo ka hadlayaay Shir looga hadlayaay Arrimaha dastuurka oo Garoowe kadhacay ayaa ku dheeraday nidaamka Federaalka iyo Dastuurka.
Wasiir Cabdiraxmaan ayaa dhinaca kale ka hadlay wasaaradiisa iyo khayardka badda,isago ka hadlay sido kale khilaafka Federaalka iyo Dowlad gobaleedyadda.
FAALLOOYIN & FALCELIN